Laftagareen oo furay shirka Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Kaduna (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo booqasho ku jooga magaalada Abuja ee dalka Nigeria ayaa  furey shirka Gollaha Wasiiradda Maamul Goboleedka Kaduna oo ka mid ah maamul goboleedyada federaalka dalkaas. Kulankan ayaa intii uu socday waxaa la isku baray Madaxweyne Laftagareen, xubnaha la socday iyo golaha wasiirada maamul goboleedka Kaduna. … Continue reading Laftagareen oo furay shirka Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Kaduna (Sawirro)